Duration 4:21

15 Maalmood ku baro adeegsiga Computer-ka (Casharro cusub ayaa lagu soo kordhiyey koorsada)

10 277 watched
0
1 K
Published 2021/12/06

Ma jeceshahay in aad si fudud ku barato adeegsiga Computer-ka? Koorsadan waxa ay u naqshadeysantahay in aad si degdega ku barato adeegsiga Computer-ka, isla markaana aad computerka u adeegsato si wanaagsan. Si aad isaga diiwaangeliso koorsadan, fadlan booqo linkigan https://im252academy.com/course/baro-adeegsiga-computer-ka/ ama la xiriir Whatsappka iM252 Academy +252617993344. #iM252Academy #WaxBaroMaanta

Category

Show more

Comments - 54