Duration 13:21

INFEKSHANKA MAKU DHIBABAY GABAREEY KAFAIDEYSO DAWADAAN WAXTARKALEH

10 173 watched
0
0
Published 2021/09/20

Category

Show more

Comments - 55
  • @
    @HafsaHworld3 years ago Mash Allah tabarkalla xabibti Amiin jazakallah kheyr
  • @
    @nasriiinahaaji34793 years ago Msha alllh jazakllah xppti kheyr alllh ku siiyo
  • @
    @aminahaldha48263 years ago Asc mrwo khyr alle hakusiiyo wllo mcn
    Ani dhakhtro badan o la xidhiidhay way iga wayeen lkn wan ka shakisanhy inu ihaayo hbeenki ila 7jeer ayan kaadi uso kaca ma xajisankro
    mar cawrada way igubata oo kulayl ayan darema dhbarka iyo kalyuhu way igaracan
    CaDadana way iga raagtaa awlaad raadisna wan ahy dhawr sana rerlehy wll talo iso sii
    ...
    2
  • @
    @nimcomohamed97703 years ago Khayr Alle hakaa siiyo sida aad noola dadaasho ee aad noogu faa,idayso mar kasta
  • @
    @QuadsYouTube3 years ago Maya waxlaga lalabodo mashegin wax run ah baka hadashay jazaakallh khery xappti love 💝💝💝 you sister keep going
  • @
    @fatimanor12733 years ago Maasha allaah abaayo alle haku barakeeyo alle hakaa abaal mariyo dadaalka aad noo sameysay waqtigaaga qaaliga ah ayaad noo hurtaa maasha allh guuleyso qaali
  • @
    @fatuushacadey70623 years ago Abayo ekfashinka minka ku dhaca oo so lablabta maxaa u roon xbbti shukran
  • @
    @sadiowehliye56903 years ago Asc abayo waxan ka.raba xudunta.aya gees iga xanunaysa please maxan.sameya
  • @
    @aishashire53913 years ago Xulbada ayaan cano ku qasta wll habeenki inta biyo ku dhigto lkn abyo qashinka kuma cabo ee iiso jwb
  • @
    @deckolulali44973 years ago Marwo wad mahadsantahy infection igmaba baxo dawadan dawa Allah nogu daro
  • @
    @fartuunomer30203 years ago Abaayo Mcnto hooyo nuujinaysa maqaadan kartaa
  • @
    @amranali90883 years ago Number kaaga sidee ku heli karaa walaal 1
  • @
    @umuanwar43303 years ago Asc abaayo aniga xiliga ugxaantayda lasodhafo 2bari waxa igubilowda cuncun saaida maxakena fadlan qofki garanaya isheega 1
  • @
    @anhaarcabdi30473 years ago Waxan maqalayi in malabak markad qadato uur an laqadin waxan kawad waqatig ad wado 2
  • @
    @nasracabdulle4193 years ago Abaayo malab saafi ah hadan helen maxa ku bedelan kara
  • @
    @quenxanan97163 years ago Adiga war lee ku jirtaa 90 waxa soo dhigeyso muhiimada kaso qaado waa iga soo booday qof yehe🤨 1
  • @
    @umuanwar43303 years ago Malab saafiya mabaheleyno maxan kubadankarna 1
  • @
    @haala5523 years ago Abaayo aninwaa idhibay 3 years kudhawaad ley qabaa ilmo ma dhalin waa shaqeeya kastuumada iyo dharka badan huurka udaran xiliga kuluyka igu bataa 1